
Paroles de Adduunkoo Dhan
Paroles de Adduunkoo Dhan Par LAFOOLE
Adduukoo dhan kaa ahh
Ka eegan jirayeey
Wayga ambatoo ooh
Eedaad jacayl afku hadalka diid
Adduukoo dhan kaa ahh
Ka eegan jirayeey
Wayga ambatoo ooh
Eedaad jacayl afku hadalka diid
Addimadu dhaqaaq itaal way gabeen
Waan ololayoo uurakay bukee
Addimadu dhaqaaq itaal way gabeen
Waan ololayoo uurakay bukee
Ilmada iga timid waxay arag gartiyo
Islaamkoo dhan ila yaab
Amakaaga iyo urugadaan qabana
Ilmada iga timid waxay arag gartiyo
Islaamkoo dhan ila yaab
Amakaaga iyo urugadaan qabana
Waaa, utun jacayl alaa ii gartoo
Cid ma eersanine
Hadmay ii iman inantaan jeclaa ?
Waaa, utun jacayl alaa ii gartoo
Cid ma eersanine
Hadmay ii iman inantaan jeclaa ?
U il daranahee ugudagada aan q qabo
Ma iil baan la gali ?
Mise way iman inantaan jeclaa ?
U il daranahee ugudagada aan q qabo
Ma iil baan la gali ?
Mise way iman inantaan jeclaa ?
Aragtideeda wacan oonta aan u qaboo
Allaa igu ogoo
Oogadaydoo idil uumi baa ka baxa
Oogadaydoo idil uumi baa ka baxa
Aragtideeda wacan oonta aan u qaboo
Allaa igu ogoo
Oogadaydoo idil uumi baa ka baxa
Oogadaydoo idil uumi baa ka baxa
Oogadaydoo idil uumi baa ka baxa
Oogadaydoo idil uumi baa ka baxa
Ecouter
A Propos de "Adduunkoo Dhan"
Plus de Lyrics de LAFOOLE
Commentaires ( 0 )
Aucun commentaire pour l'instant
Vous aimeriez sûrement
Essayez l'application Mobile
A propos de AfrikaLyrics
Suivre Afrika Lyrics
© 2025, We Tell Africa Group Sarl