Ha Idilin Lyrics
Ha Idilin Lyrics by BAASH JUNIOR
Macalin ha idilin
Khalada aan samenin ha igu xaasidin
Khabiilkay ga ha iiweedinin
Ani waa yarahay taas hailoowin
Macalin ha idilin
Macalin ha idilin
Qalbiga ahaga jibin
Qab yaalad ha ibarin
Qal qal ha igo ridin
Qab Riga ha dirin
Qaab kaan ku sucdo waasax
Waxaad islaheed wax ba
Waxaan noqday waxsare
Kadib waa ikan
Waa rumeyey riyadii 34
Walwal ha igo beerin
Waa lidiintay ha igu dirin
Dogsiga ha igu duubin
Ani waa yarahay taas hailoowin
Macalin ha idilin
Khalada aan samenin ha igu xaasidin
Khabiilkay ga ha iiweedinin
Ani waa yarahay taas hailoowin
Macalin ha idilin
Macalin ha idilin
Macalin ha idilin
Khalada aan samenin ha igu xaasidin
Khabiilkay ga ha iiweedinin
Ani waa yarahay taas hailoowin
Macalin ha idilin
Macalin ha idilin
Waxa sameesay ima badalin
Waxa nuqday will adag
Walidkii isoo kuriyey
Wanaag buu i baray
Hurmar ba ku gaaray
Ducadoodaa i rumoow day
Hooyo iyo aabo kalatagay baanaa
Arootooda dayacanaa
Ilahay baa obaryaa iney hurmargaaraan
Waxee rabaaan helaan
Waxbarashada ku dadaa
Meel fiican gaaraan
Macalin ha idilin
Khalada aan samenin ha igu xaasidin
Khabiilkay ga ha iiweedinin
Ani waa yarahay taas hailoowin
Macalin ha idilin
Macalin ha idilin
Macalin ha idilin
Khalada aan samenin ha igu xaasidin
Khabiilkay ga ha iiweedinin
Ani waa yarahay taas hailoowin
Macalin ha idilin
Macalin ha idilin
Waxa rabey wa sameyey
Waxi tage waa tageen
Aan diiradda saaro mustaqbalka
Waxa rabeyq wa sameyey
Waxi tage waa tageen
Aan diiradda saaro mustaqbalka
Macalin ha idilin
Khalada aan samenin ha igu xaasidin
Khabiilkay ga ha iiweedinin
Ani waa yarahay taas hailoowin
Macalin ha idilin
Macalin ha idilin
Hooyo waa kujeclahay
Aan diiradda saaro mustaqbalka
Waa DODAVA on the beat
Aan diiradda saaro mustaqbalka
Baash another good vibes Forever
Watch Video
About Ha Idilin
More BAASH JUNIOR Lyrics
Comments ( 0 )
No Comment yet
You May also Like
Get Afrika Lyrics Mobile App
About AfrikaLyrics
Follow Afrika Lyrics
© 2024, We Tell Africa Group Sarl